|
simoodiboy (November 30, 1999 at 12:00 am)
malyun jano waxa aad u cod eektahay islaan la furay codkeegii baad leedahay hahahahah. malyuun iska daawo heestaasi macaano aniga hadalka ha iga daba qaadan cadaab yar oo reer nafaqo ah baad tahay kolaye hahahahah
malyunjano (November 30, 1999 at 12:00 am)
simoodidoy maxaakaagalay innikeediinakadhintay waxay soomaalidu ku maah maahdaa faduuloow maxaa bar bara ku geeyay faduul
simoodiboy (November 30, 1999 at 12:00 am)
ruun xadi noolow viva borama, i remember 5 yrs ago in borama bam bam bam .lol
simoodiboy (November 30, 1999 at 12:00 am)
cadadley waad mahadsantahay sxb walahi borama gurigeega ayaa taji jiray ruun xadi. ninkii horana wuu ka dhintay allah u naxariisto marna waxay noogu timid high secendry school ka borama iyada oo noogu heesaysay "awdal la keenay " wow walaahi big thnkx again kkkkkkkkkkkkkkk
denwimpku (November 30, 1999 at 12:00 am)
waa inan aad u codfiican MMMMMMMMMM
abdalle86 (November 30, 1999 at 12:00 am)
mmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmmm
erigavo2003 (November 30, 1999 at 12:00 am)
ruun xadi saban sow maaha !mmmmm |